Ciidamada xoogga & kuwa Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday Fariisimo Al shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeeloow ee Koonfurta Gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ciidamada ayaa la wareegay saldhigyadii Al shabaab ee deegaankaas, waxaana halkaas khasaare lagu gaarsiiyay kooxdas sida ay sheegeen saraakiisha hogaamineysa howlgalka. Ciidanka Xoogga … Continue reading Ciidamada xoogga & kuwa Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab